Ciidamo dheeraad ah oo katirsan amisom ayaa soo Gaaray Muqdisho”Sawiro”

amisom

Waraka anaga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta ay soo gaareen ciidamo ka tirsan Amisom Saraakiisha Ciidamada Amisom ayaa waxa ay sheegeen in ay ciidamada ka howlgalle doonaan qeybo ka mid ah GobolkaSoomaliya.

 

amisom

amisom

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.