Maxaabiis Soomaliyeed oo ku xirnayd dalka Itoobiya ayaa Muqdisho soogaaray”Sawiro”

maxaabiss

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka soo degtay Diyaarad siday Maxaabiis soomaaliyeed oo ku xirnaa dalka Itoobiya, Maxaabiistaan ayaa waxa ay kabadan yihiin 100 Maxbuus, waxaana Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan dowladda Sooamaliya.
maxaabiss

maxabis

maxabis

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.