Dhageso:Taliyaha Nabadsugida wixii hada ka dambeeya cidii Al-Shabaab Dhaqaalo u geeysa Hantidooda waa lala wareegaya

Taliyaha Ciidanka Nabad-Sugida iyo sirdoonka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe ayaa sheegay in ay jiraan Shirkado sida,kuwa Xawaaladaha, Bangiyada lacagaha haya iyo Gacnsato Al-Shabaab lacag u dira kuwaas oo geeya deegaanada Bariire iyo toora tooroow ee Gobolka Shabeellaha hoose oo ay Al-Shabaab maamulaan, xiligaan wixii ka dambeeya ee taga deegaanada Shabaab ee dhaqaalana u geeya sharcigaa lala tiigsanaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.