Qarax qasaara geystey oo ka dhacay duleedka Magaalada Baydhabo

qarax

Qarax ayaa lala beegsaday ciidamo ka tirsan Amisom oo ka soo baxay magaalada Baydhabo kuna sii jeeday Degmada Buur-hakaba, Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qarax khasaaro geystay Lama xaqiijin khasaaraha dhabta ah ee uu geystay qaraxaas, hasa yeeshee Warbaahinta ku hadasha afka Ururka Alshabaab ayaa baahisay war sheegaya in uu weerarkaas khasaaro geystay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.