Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2017

galyr

Daawo: Khaatumo oo War ka soo saartay Burburkii ku yimid Wadahadaladii Somaliland

10th July 2017 admin 0

wadahadaladii udhaxeeyey Khaatumo iyo Somaliland ayaa bur buray Kadib markii qaar kamida Madaxda soomaliland hadal kasoo saareen shirkii Ka dhici lahaa Burco oo ku beegnaa […]

wasiir

War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Golaha Amniga “Sawiro”

10th July 2017 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gaba gabeeyay shirka Golaha Amniga Qaranka kaas oo mudo ku dhow Todbaad ka socday Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee […]

No Image

Maqal iyo Muuqal:Isbitaalka Degmada Balanbal oo kajirto Baahi qalabka iyo Daawada

10th July 2017 admin 0

Maamulka Degmada Balanballe ayaa ugu baaqay Jaaliyada Waqooyiga gobalka Galgaduud in ay ka qayb qaataan Qalabaynta Isbitaalka Balanballe oo ay kajirto baahi dhanka Qalabka shaqada […]

No Image

Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo eedeyn kulul usoo jeedisey Wasiir Yariisow

10th July 2017 admin 0

Wasiirka ku xigeenka warfaafinta Puntland oo shir jiraa’id ku Qabtay magaalada garowe ayaa eedeyn kulul usoo jeediyey Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta soomaaliya Yariisow in uu […]

No Image

Dhageyso+Sawiro:Hay’adda Xamlaa Wadaniya Alsucuudiya ayaa deeq raashin ah u qaybsisay 700 Qoys oo kunool magaalada Caabudwaaq

10th July 2017 admin 0

Hay’adda Xamlaa Wadaniya Alsucuudiya ayaa deeq raashin ah u qaybsisay 700 Qoys oo kunool magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud.

luuq

Daawo:Xildhibaanno ka tirsan Jubaland oo gaaray Luuq

10th July 2017 admin 0
qaalib

Dhageyso:Jeneral Qaalib xilka Madaxwaynaha Soomaliya u magacabay ka cudur daartey

10th July 2017 admin 0

Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib oo dhawaan uu Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) uu u Magaaabay Gudoomiyaha Guddiga Taakuleynta Ciidamada Dowladda ayaa iska casilay xil […]

baraka

Maqal iyo Muuqaal:Caabudwaaq Kaamka barakacayaasha Khayre oo soo food saaretey Cunto Yaraan

10th July 2017 admin 0

Barakacayaasha kusugan Kaamka Khayre ee Duleedka Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaad soo food saartay cunto yaraan siday shegayaan qaybaha kala duwan ee bulshada […]

diyarad

Dowladaha Kenya iyo Ugandha ayaa iibsaday Diyaarado dagaal oo ay kula dagaalamaan Al Shebaab

10th July 2017 admin 0
No Image

Madaxda Ugu Saraysa Dalka ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay garab istaagaan Ciidamada

9th July 2017 admin 0
No Image

Daawo:Amisom oo sheegtay inaysan u imaan soomaliya arimo dhaqaale iyo mid Gumaysi

9th July 2017 admin 0
No Image

Ciidmada Puntland oo lawareegay Xarumihii Alshabab ku lahaayeen Buuraha”Sawiro”

9th July 2017 admin 0

“Wararka aan ka helayno Ciidmada Puntland oo Muudooyinkaan dambe dagaal Joogta ah kula jiray Kooxda Alshabaab ayaa waxay ku guuleysteen inay but buriyaan difaacii Kooxdii […]

No Image

Ganacsiga Magaalada Bosaaso oo Albaabada layskugu dhuftay

9th July 2017 admin 0

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta Xarumaha ganacsiga intooda badan albaabada layskugu dhuftay kadib markii ay cabasho keeneen Ganasctada Boosaaso, Ganacsatada ayaa ku […]

funan

Nairobi:Musharax Eastleigh North Maxamuud aadan Funan oo Kulan laqaatay Bulshad Eastleigh

9th July 2017 admin 0

Magaalada Nairobi ee caasumada dalka Kenya gaar ahaan xaafada soomalida dagta ee Eastleigh ayaa waxaa ka dhacay kulan balaaran oo udhaxeeya Musharaxa Mce Eastleigh North […]

No Image

Daawo:Baarlamaanka Jubaland oo kulamadoodi dib ubillaabay

9th July 2017 admin 0

Posts pagination

« 1 … 14 15 16 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes