Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo eedeyn kulul usoo jeedisey Wasiir Yariisow

Wasiirka ku xigeenka warfaafinta Puntland oo shir jiraa’id ku Qabtay magaalada garowe ayaa eedeyn kulul usoo jeediyey Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta soomaaliya Yariisow in uu kaligiis go’aansadey xeerka isgaarsiinta dalka oo qabyo ah in la horgeeyo golaha wasiirada soomaaliya waxaa uu ku tilmaamay xeerkaasi in dhamaystirkiisa aan loo wada dhamayn. Waxaa uu sheegay sidoo kale in Wasiir Yariisow uu diidan yahay shir lagu wado in ay ka qaybgalan wasiirda isgaarsiinta maamulada kasoo ka dhici doona magaalada kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.