Ciidmada Puntland oo lawareegay Xarumihii Alshabab ku lahaayeen Buuraha”Sawiro”

“Wararka aan ka helayno Ciidmada Puntland oo Muudooyinkaan dambe dagaal Joogta ah kula jiray Kooxda Alshabaab ayaa waxay ku guuleysteen inay but buriyaan difaacii Kooxdii Alshabab kaga hjireen Buuraha Calmadow ee Gobolka Bari halkaas oo la rumeysan yahay in ay ku sugan yihiin Haraagii Al-Shabaab.
Mudo ka badan 4 Maalmood Ciidamada MAAMUL GOBOLEEDKA Soomaaliyeed ee Puntland waxa ay howlgallo ka wadeen deegaano u dhow dhow Buuraha Calmadoow ee Gobolka Bari halkaas oo la rumeysan yahay in ay ku sugan yihiin dagaaltahano ka tirsan Al-Shabaab.

Madaxda Hogaaminaysa Ciidamada Puntland oo Saxaafada la hadlay ayaa sheegeen in intii uu howlgalka socday ay kooxdii Alshabab ka dileen dagaal yahanaoodoo kuwii uGu fir fircoona intii kalana kala firxadeen.
shabab

shabab

shabab

shabab
shabab

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.