Ganacsiga Magaalada Bosaaso oo Albaabada layskugu dhuftay

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta Xarumaha ganacsiga intooda badan albaabada layskugu dhuftay kadib markii ay cabasho keeneen Ganasctada Boosaaso, Ganacsatada ayaa ku Cabanaya Canshuur lagu soo kordhiyay Goobaha Ganacsiga ee Magaalada Boosaaso taas oo ay sheegeen in aysan raali ka ahayn canshuurtaa dheeriga ah.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Puntland arintaan ayaa kuso beegmaya xilli Sare u kac dhinaca lacagta ah laga dareemayo magaalada Boosaaso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.