Nairobi:Musharax Eastleigh North Maxamuud aadan Funan oo Kulan laqaatay Bulshad Eastleigh

funan

Magaalada Nairobi ee caasumada dalka Kenya gaar ahaan xaafada soomalida dagta ee Eastleigh ayaa waxaa ka dhacay kulan balaaran oo udhaxeeya Musharaxa Mce Eastleigh North Maxamuud aadan Funan iyo Bulshada Eastleigh kulankaas oo ahaa xog is waraysi iyo sidii loo taageeri lahaa Maxamuud Aadan.

Musharaxa MCE EastLeigh North Maxamuud Aadan funaan ayaa sheegay haduu guulaysto inn bulshadaan wax wayn u qabanaayo gaarsiinaayana horumar iyo inay helaan waaxa xaq ugu lee yihiin dowlada dhexe Kenya madaama deegaanka horumar la’aan ku dhacday.
funan
funan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.