Dhageyso:Jeneral Qaalib xilka Madaxwaynaha Soomaliya u magacabay ka cudur daartey

qaalib

Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib oo dhawaan uu Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) uu u Magaaabay Gudoomiyaha Guddiga Taakuleynta Ciidamada Dowladda ayaa iska casilay xil uu Madaxweyne Farmaajo habeen ka hor u magacaabay, Jen. Qaalib oo warbaahinta la Hadlay ayaa sheegay inuu ka cudur daartay xilkaas loo magacaabay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.