Maqal iyo Muuqal:Isbitaalka Degmada Balanbal oo kajirto Baahi qalabka iyo Daawada

Maamulka Degmada Balanballe ayaa ugu baaqay Jaaliyada Waqooyiga gobalka Galgaduud in ay ka qayb qaataan Qalabaynta Isbitaalka Balanballe oo ay kajirto baahi dhanka Qalabka shaqada ah

Kala xiriir Gudoomiyaha degmada Balanballe Jaamac Xayle 00252615314866
Bye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.