Daawo: Khaatumo oo War ka soo saartay Burburkii ku yimid Wadahadaladii Somaliland

galyr

wadahadaladii udhaxeeyey Khaatumo iyo Somaliland ayaa bur buray Kadib markii qaar kamida Madaxda soomaliland hadal kasoo saareen shirkii Ka dhici lahaa Burco oo ku beegnaa maanta oo taariqqda ay 10 July, Maamulka Khaatumo ayaa war kasoo saarey Burbrukaa kuyimid wadahadaladii lagu balansanaa.

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.