Gudoomiyaha Aqalka Sare ee soomaliya oo sheegay inaan Ubaahnayn Ciidan shisheeye

cabdi

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee soomaliya Cabdi Xaashi ayaa sheegay inaan soo celin karno sharaftii ciidanka Soomaliya Hadii aay helaan daryeel iyo dhowrid taasina waxay keenaysaa inaan ka kaaftoono ciidamada shihseeyaha ee naloo keenayo.

Gudoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay inaan gari doono inaan ciidan u dirno Africa waxaana hadalkaan ka sheegay xaflad dhaqaale loogu aruurinaayey Ciidmada soomaliya oo ka dhacday Muqdisho

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.