Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2017

No Image

Raysal Wasaaraha Somaaliya Oo Soo Kor Meeray Dekeda Kismaayo iyo Axmed madoobe oo sheegay inaan waxba ka socon dekada

14th July 2017 admin 0
puntland

Madaxweynaha Puntland Oo XarigaKa Jaray Dhismaha Wasaarada Haweenka

13th July 2017 admin 0

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee Puntland oo Garoowe laga […]

No Image

Daawo:Shirkii Golaha wasiirada oo qodobo mahiim ah Lagu ansixiyey

13th July 2017 admin 0

Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Kismaayo Waxaan shirkan shir Gudoominayey RW Kheyre iyadoo lagu ansixiyay sharciyo dhowr ah. Sharciga […]

puntland

Muuqaal:Puntland oo ku eedeysey Galmudug inay ka dambeeyeen dilalka saraakiil Puntland ah

13th July 2017 admin 0

Taliska Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka Galmudug inay ka dabeeyeen dilka labo sarkaal oo ka tirsan puntaland waxaana saraakiishaan lagu dilay […]

dhalxa

Daawo:Xildhibaano Katirsan Barlamaanka Soomaliya oo Ka qayb Galay Shirka Barlamaanka Carabta

13th July 2017 admin 0
No Image

Shirkii golaha Wasiirada Soomaliya oo Kismaayo ka Furmay Markii ugu Horeeysey”Sawiro”

13th July 2017 admin 0

sida uu kusoo waraamaayo Wariyaha Gedotimes ee Magalaada Kismaayo waxaa si habsi leh u socda Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo markii ugu horeeysey ka furmay […]

No Image

Daawo:Dowlada Kenya oo soo Bandhigtay 6 ruux oo ay Kenya doonayso in lasoo qabto

13th July 2017 admin 0
aqalak

Madaxwaynaha Soomaliya oo Khudbad layaableh ujeediyey Aqalka Sarre ee soomaliya

13th July 2017 admin 0
No Image

Daawo:Raysawasaare Khayre iyo waftigii uu Hogaaminaayey oo siyaab leh loogu soo dhaweeyey kismaayo

13th July 2017 admin 0
tacsi

Tacsi Tiiraanyo leh allaha Unaxariisto Showro Cali Mire.

12th July 2017 admin 0

Innaa lillaah wa inaa eleyhi Raajucuub Geerida ku timid Marxuumad Showro Cali Mire  oo ku geeriyootay degmada Caabudwaaq  ayaa waxaa looga tacsiyeynayaa dhamaan ehelkii iyo […]

cawad

Daawo:Mahad Cabdalla Cawad oo Weeraray Sh Baaruud si uu Jid ugu sameeyo kooxda Yar ee Mooshinlayda

12th July 2017 admin 0

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa ka digay hadal dhawan ka soo baxay Sheekh nuur Baaruud Gurxan ooo ku socday […]

gaas

Daawo:Madaxweynaha Puntland oo Ganacsatada U sheegay In Canshuurta Sharci tahay Cidna loo dhaafeyn

12th July 2017 admin 0

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay arrimaha ku saabsan wada hadaladii uu kaga […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre oo si Diiran loogu soo dhaweeyey Magalaada Kismaayo”sawiro”

12th July 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin uu ka mid yahay Madaxweynaha […]

No Image

Madaxweyne Soomaliya oo maanta furay kal fadhiga 2aad ee aqalka sare”Sawiro”

12th July 2017 admin 0

Madaxweynaha dowladda Federaalka Sooamaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga labaad ee Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya,waxana ka qeybgalay […]

banadir

Dhageyso:Maamulka Gobolka Banaadir oo ka Laabtay lacagtii Lagu galaayey Beerta Nabada

12th July 2017 admin 0

Dhawaan abay ahayd markii Amar ka soo baxay Maamulka gobolka Banaadir lagu shaaciyay in lacag la’aan ah lagu geli doono Beerta Nabada ee Magaalada Muqdisho, […]

Posts pagination

« 1 … 12 13 14 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes