Madaxweyne Soomaliya oo maanta furay kal fadhiga 2aad ee aqalka sare”Sawiro”

Madaxweynaha dowladda Federaalka Sooamaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga labaad ee Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya,waxana ka qeybgalay Xubno ay ka mid yihiin ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre Gudoomiyaha Aqalka sare cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo sidoo kale Wakiilo ka socday Beesha Caalamka.

Wararkeena dambe kala socda Video iyo Codba

aqalka

farmajo

aqalak

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.