Daawo:Madaxweynaha Puntland oo Ganacsatada U sheegay In Canshuurta Sharci tahay Cidna loo dhaafeyn

gaas

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay arrimaha ku saabsan wada hadaladii uu kaga qeybgalay magaalada Muqdisho, dadaalada ku aadan dibu dhiska ciidamada Xooga dalka, La dagaalanka Al- Shabaab ee gudaha Puntland & Cabashada Ganacsatada Boosaaso ee Canshuuraha.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in cabashada ganacsatada Boosaaso ay tahay mid aan sax aheyn waana qasab in ay bixiyaan Canshuurta waana Sharci aan cidna loogu joojineyn Madaama Barlamaanka ansixiyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.