Daawo:Shirkii Golaha wasiirada oo qodobo mahiim ah Lagu ansixiyey

Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Kismaayo Waxaan shirkan shir Gudoominayey RW Kheyre iyadoo lagu ansixiyay sharciyo dhowr ah.

  • Sharciga Saxaafada oo dhowaan Wasiirka Warfaafinta ku dhawaaqay in dib u eegis lagu sameeyay qodobadii ay cabashada ka keeneen saxaafada.
  • Sharciga Waxbarashada oo uu soo diyaariyay Wasiirada Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.