Muuqaal:Puntland oo ku eedeysey Galmudug inay ka dambeeyeen dilalka saraakiil Puntland ah

puntland

Taliska Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka Galmudug inay ka dabeeyeen dilka labo sarkaal oo ka tirsan puntaland waxaana saraakiishaan lagu dilay deegaanka Jeexdin, macada sababta loo dilay dadkaas iyo cida sida rasmiga ah uga dambeeysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.