Madaxweynaha Puntland Oo XarigaKa Jaray Dhismaha Wasaarada Haweenka

puntland

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee Puntland oo Garoowe laga hirgeliyey.
waxaana Madaxweynaha Puntland ku wehelinaayey furitaanka dhismaha cusub Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Aniisa Cadulqaadir Xaaji Muumin, masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dawladda Puntland, saraakiil ka socdey hay’adaha UN-HAbitat iyo Uundp.

gaas

gaas

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.