Daawo:Mahad Cabdalla Cawad oo Weeraray Sh Baaruud si uu Jid ugu sameeyo kooxda Yar ee Mooshinlayda

cawad

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa ka digay hadal dhawan ka soo baxay Sheekh nuur Baaruud Gurxan ooo ku socday Xildhibaannada, Hadalkaas oo shiiq Baruud sheegay ayaa ahaa hadal aan xumaan lahayn waxuuna sheegay in dowlada Mooshin la xisaabtan ah laga keeni karo lakiin mid dowlada lagu duminaayo oo dalka wax loogu dhimaayo hdii lakeeno in xildhibnaadaa guryahooda lagu weeraraayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.