Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2017

cw

Dhismaha cusub ee Jaamacadda Galgaduud oo xariga laga jaray “Video+Sawiro”

31st May 2017 admin 0

Munaasabad xariga looga jarayay Dhismaha Cusub ee Jaamacada Galgaduud University Caabudwaaq ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiiru dowlada Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliin sare […]

gabar

Daawo:Kismaayo Gabar indhaha ka xanuun san oo taakulayn u baahan

31st May 2017 admin 0

Uma Qayr maxamed Cabdi oo Sadex caruura haysta ayaa waxay ku dhibaataysan tahay magaalada kismaayo waxay ubaahan tahay in ay hesho caawimaad dag daga si […]

No Image

Madaxweyne Soomaaliya oo u Magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaliya

31st May 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u magacaabay Fahad Yaasiin inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaana xilkaas […]

No Image

Sawiro: Raysawasaare Kheyre oo la xisaabtan Joogta ah ku wada Hay’adaha Dowlada

31st May 2017 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta booqday xarunta Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya, Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa […]

No Image

Dhageyso:Puntland oo Ka warbixisey Qaraxyadii Lagu Qabtay Boosaaso

31st May 2017 admin 0

Ciidamada Puntland ayaa ku qabtay gaari waxyaabaha qarxa sidda oo ladoonayey in lagaliyo gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, Ciidamada ayaa soo bandhigay gaarigan […]

roob

Muuqaal:Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa ka da’ay Degamada Luuq

31st May 2017 admin 0

waxarka ka imaanaya degmada degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka da’ay Roob fiican oo bulshada ay baahi wayn u qabtey, […]

luuq

Muuqaal: Munaasabii lagu soo xiraayey Sanad dugsiyeedka dusiga siinaay aya ka dhacday Luuqa

31st May 2017 admin 0

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu soo xiraayey dusiga Hoose dhexe ee siinaay ayaa ka dhacday degmada Luuq ee gobolka Gedo, Munaasabada […]

madobe

Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo soo gaaray kadib ka qaybgalkii caleemo saarka madaxweynaha Galmudug

31st May 2017 admin 0
bananban

Daawo:Muqdusho oo olalaha Nadaafada si xawli ah ku socda

31st May 2017 admin 0

Caabudwaaq:Maamulka iyo Ardayda jaamacada Galgaduud oo ka tacsiyeeyey geeridii Cabdulaahi Colaad

30th May 2017 admin 0

Maamulka iyo aradayada Jammacada Galgaduud aya ka tacsiyeeyey Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Gudoomiyihii wax barashada Galgaduud Allaha unaxariistee Cabdulaai Colaad oo ku geeriyooday […]

tacsi

Jaaliyada GalJubba London OO ka Tacsiyeysey Allaha Unaxariistee Cabdulaahi Coolad

30th May 2017 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad Galjuba ee hoos qoran waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd […]

goonjex

Senator Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex oo ka tacsiyeyey geeridii ku timid Cabdulaahi Colaad

30th May 2017 admin 0

Senator Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyskii iyo shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta laheyd ee Gudoomiyaha waxabarshada Gobolka Galgaduud Cabdulaahi Colaad oo ku […]

No Image

Xildhibaan Cabdi Shakuur Cali Mire oo ka tacsiyeyey geeridii ku timid Cabdulaahi Colaad

30th May 2017 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Xildhibaan Cabdi Shakuur Cali Mire oo ah xubin ka tirasan Barlamaanka Soomaliya ayaa waxuu tacsi udiray qoyskii iyo eheladii […]

Aqoon yahay Deeq faandhe oo ka Tacsiyeyey Geeridii ku timid walaalkii Cabdulaahi Colaad oo ku geeriyooday Caabudwaaq

30th May 2017 admin 2

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn anoo Cabdi maxamed warsame Deeq faandhe waxaan ka tacsiyadeenayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee […]

No Image

Akhriso:Madaxwaynaha Soomaliya Magacaabay Guddi Soo Qiimeeya Maxaabiista Xabsiga Dhexe

30th May 2017 admin 0

Madaxweynaha JFS ayaa Guddi Khubaro ah u saaray soo qiimeeynta Xaaladaha iyo tiro koobka Maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho, arintaan ayaa timid […]

Posts pagination

1 2 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes