Sawiro: Raysawasaare Kheyre oo la xisaabtan Joogta ah ku wada Hay’adaha Dowlada

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta booqday xarunta Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya, Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyey Salaan sharaf iyo gaado ka ciyaar ay sameynayeen Ciidamo katirsan booliiska Somaaliya waxaana salaanta kadib R/Wasaaraha uu kormeeray xarunta taliskla booliiska.

R/Wasaaraha Soomaaliya ayaa saraakiisha booliiska uu la kulmay kala hadlay sida ay ciidamada booliiska uga qeyb qaadanayaan xasilinta amaanka magaalada Muqdisho, waxa uuna kula dar daramay saraakiisha in ay xoojiyaan waajibaadka loo igmaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.