Muuqaal:Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa ka da’ay Degamada Luuq

roob

waxarka ka imaanaya degmada degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka da’ay Roob fiican oo bulshada ay baahi wayn u qabtey, Buslahada Degmada Luuq ayaa sheegay inay tahay ilaahay raxmadiis oo mudo sugayeen llona baahan yahay in ilaahay loo mahad cesho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.