Xildhibaan Cabdi Shakuur Cali Mire oo ka tacsiyeyey geeridii ku timid Cabdulaahi Colaad

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Xildhibaan Cabdi Shakuur Cali Mire oo ah xubin ka tirasan Barlamaanka Soomaliya ayaa waxuu tacsi udiray qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Gudoomiyihii wax barashada Gobolka Galgaduud Cabdulaahi Colaad.

Waxa uu ahaa nin howl-kar ah oo wax badan u soo qabtay Qaranka iyo ummadda Soomaaliyeed ayuu yiri waxuuna ilaahay uga baryey in janadii fardowsa geeyo dambigiisana dhaafo.
colaad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.