Senator Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex oo ka tacsiyeyey geeridii ku timid Cabdulaahi Colaad

goonjex

Senator Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyskii iyo shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta laheyd ee Gudoomiyaha waxabarshada Gobolka Galgaduud Cabdulaahi Colaad oo ku geeriyooday Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

 

Senator Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex ayaa sheegay inuu aad uga naxay geeridaan ku timid walaalkii Cabdulaahi Colaad asagoo kala qayb galay galabta Munaasabadii lagu furaayey Jamacada Galgaduud dhismaheeda Cusub, waxuuna ilaahay uga baryey in  janadii geeyo dambigiisana dhaafo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo Amiin.

colaad

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.