Muuqaal: Munaasabii lagu soo xiraayey Sanad dugsiyeedka dusiga siinaay aya ka dhacday Luuqa

luuq

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu soo xiraayey dusiga Hoose dhexe ee siinaay ayaa ka dhacday degmada Luuq ee gobolka Gedo, Munaasabada aya waxaa kaoo qayb galay Walaadiinta,Macalamiinta aradayada iyo qayabaha kala duwan ee bulshada degmada Luuqa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.