Caabudwaaq:Maamulka iyo Ardayda jaamacada Galgaduud oo ka tacsiyeeyey geeridii Cabdulaahi Colaad

Maamulka iyo aradayada Jammacada Galgaduud aya ka tacsiyeeyey Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Gudoomiyihii wax barashada Galgaduud Allaha unaxariistee Cabdulaai Colaad oo ku geeriyooday degamada Caabudwaaq ee gobolk Gal;gaduud waxayna eebe uga baryayaan inuu dambigiisa dhaafo eheladuu ka tagayna samir iyo iimaan kasiiyo janadiina geeyo.

Tacsidaan waxa diraaya dadkaan hoos ku qoran.

Gudoomiye Maxamuud Dirir
deeq xaaye xalane

Mohammed Adan jiir
abdiwali dalableey
Abdulahi Arab abshir
Shuuke farax awal
dhamaan ardayda jamacada galgaduud

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.