Akhriso:Madaxwaynaha Soomaliya Magacaabay Guddi Soo Qiimeeya Maxaabiista Xabsiga Dhexe

Madaxweynaha JFS ayaa Guddi Khubaro ah u saaray soo qiimeeynta Xaaladaha iyo tiro koobka Maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho, arintaan ayaa timid markii cabasho ka timid xaalka maxaabiista Muqdisho.
war

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.