Madaxweyne Soomaaliya oo u Magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u magacaabay Fahad Yaasiin inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaana xilkaas laga qaaday Abuukar Daahir Cusmaan(Baalle) oo ahaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.