Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2017

No Image

Muuqaal:Gudida Abaaraha Somaliya Oo Soo Bandhigay Lacagaha Soo Gaaray Iyo Halkay Ku Baxeen

27th April 2017 admin 0
No Image

Banaan Bax Lagaga Soo Horjeedo Dawlada Somaliya Oo Ka Dhacay Jawhar

26th April 2017 admin 0

Banaanbax looga soo horjeedo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar Ee Xarunta Maamulka Hirshabelle,waxaana Banaanbaxa soo qaban qaabiyay Maamulka Hirshabelle.

iskul

Dhageyso:Tababar socdey mudo labo maalmood Schoolka Howl-wadaag ayaa lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Caabudwaaq

26th April 2017 admin 0

Tababarkaan oo ay ka faa’iidaysteen 11 Xubnood ee Gudiga Schoolka Howl-wadaag oo lagu barayay Gudiga doorka ay kuyeelan lahaayeen Schoolka Hoose dhexe ee laga hirgaliyay […]

No Image

Madaxwaynah Soomaliya oo Si layad leh loogu soo dhaweeyey Turkiga

26th April 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi maxamed ( Farmaajo) ayaa la kulmay dhigiisa dalka Turky-ga Mudane Erdogan, waxayna labada mas’uul ay kawada hadleen xiriirka labada dalka iyo […]

No Image

Shacabka KIsmaayo Oo farxad Ka Muuqata Furitaankii Garoonka Kubada Cagta

26th April 2017 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa manta oo Arbaco ah si rasmi ah u furay garoonka kubada Cagta ee Waamo […]

No Image

Soomaliland oo Sheegatay In Wariye Coldoon U xiran yahay Itoobiya

26th April 2017 admin 0

Wariya C/Maalik Muuse Coldoon oo laba sano oo xabsi ah dhawaan ay ku ridday Maxkamadda Magaalada Haregysa Kadib markii marar badan oo eedeyn usoo jeediyey […]

qarax

Puntland oo Fashilisay Qaraxyo Lagu dhibaatayn lahaa Boosaaso.

26th April 2017 admin 0

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay gaari Xamuul ah iyo shan qof oo la socotay kuwaas oo doonayay in ay weeraraan goobo ka mid […]

rashin

Deeq raashiin ah oo ka timid dowladda Sacuudiga oo la gaarsiiyay barkacayaal

26th April 2017 admin 0
bara

Barakayaal horleh oo soo gaaraya Degmada Beledxaawo

26th April 2017 admin 0

Wararka ka imaanaya gobolka gedo gaar ahaan degmada Baladxaawo aya sheegaya in Barakacayaal horleh soo gaareen, Barakacayaashaan aya waxaa ka muuqdo Rafaad iyo tabar dari […]

No Image

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dib u dayactiraya Dugsi sare Maxamuud axmed Cali(Sawirro)

26th April 2017 admin 0

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi maxamed oo ay wehlinayeen Gudoomiye ku-xigeenada Gobolka ayaa manata dhagax dhigay Dugsigii Sare Farsamada Maxamuud Ahmed […]

puntland

Puntland oo soo bandhigtay labo xubnood oo ka tirsan ururka Al Saadicuuna BilXaq

26th April 2017 admin 0

Maamulka Puntland ayaa soo bandhigtay labo xubnood oo ka tirsan ururka Al Saadicuuna Bilxaq oo ah koox laga mamnuucay Soomaliya oo xag Jira, dhawaan abay […]

camey

Daawo:Madaxweyne Ku xigeenka Puntland oo furay shirka horumarinta Degmooyinka Puntland

26th April 2017 admin 0
No Image

Daawo: Wasiirka dhalinyarada Somali ayaa maanta waxey kulan laqaadatay shaqaalaha

25th April 2017 admin 0
No Image

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaaliya Oo Xukun Dil Ah Ku Furlisay Askari Boolis Ah

25th April 2017 admin 0

Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay askari ka tirsanaa booliiska oo magaalada Buurhakaba ku dilay marxuum lagu magacaabi […]

No Image

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo udhoofay Turkiga asagoo casumaad Ka helay Madaxwayne Turkiga

25th April 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo oo u dhoofay dalka Turkiga, Kadib casuumaad uu ka helay dhigiisa madaxweyne Recep, Madaxweyne Farmaajo ayaa kulamo gaar ah […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes