Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaaliya Oo Xukun Dil Ah Ku Furlisay Askari Boolis Ah

Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay askari ka tirsanaa booliiska oo magaalada Buurhakaba ku dilay marxuum lagu magacaabi jiray Qaasim Cabdiyoow Keerow isla markaana dhawacay labo wiil oo marxuumka uu dhalay.

Xeer ilaaliye ku xigeenka maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 60-aadDhamme Muumin Xuseen Cabdulaahi, ayaa ka sheegay goobtii toogashada ay ka dhacday in dambiilaha uu galay falkii lagu soo eedeeyay maxkamadana la hor keenay caddeeymo iyo marqaatiyo ku filan, isagoo intaa raaciyay in cid kasta oo dambi gåshö la marsiin doono sharciga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.