Banaan Bax Lagaga Soo Horjeedo Dawlada Somaliya Oo Ka Dhacay Jawhar

Banaanbax looga soo horjeedo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar Ee Xarunta Maamulka Hirshabelle,waxaana Banaanbaxa soo qaban qaabiyay Maamulka Hirshabelle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.