Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dib u dayactiraya Dugsi sare Maxamuud axmed Cali(Sawirro)

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi maxamed oo ay wehlinayeen Gudoomiye ku-xigeenada Gobolka ayaa manata dhagax dhigay Dugsigii Sare Farsamada Maxamuud Ahmed Cali ee Degmada Kaaran oo muda 27sano bur bursanaay.

Gudoomiye Taabit Cabdi Maxamed ayaa dhagax dhiga kadib warbaahinta u sheegay in maaamulkiisa uu xooga saari doono hormarinta Adeegyada aas aasiga ah sida Waxbarashada iyo Caafimaadka, wuxuuna ugu baaqay shacabka Gobolka in ay la shaqeyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.