Madaxwaynah Soomaliya oo Si layad leh loogu soo dhaweeyey Turkiga

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi maxamed ( Farmaajo) ayaa la kulmay dhigiisa dalka Turky-ga Mudane Erdogan, waxayna labada mas’uul ay kawada hadleen xiriirka labada dalka iyo sidii loo sii xoojin lahaa.

Sidoo kale Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi maxamed ( Farmaajo) wuxuu booqday Baarlamaanka iyo dhismaha taariikhiga u ah dalkaasi ee uu ku aasanyahay Mustafe Kemal Ataturka oo ah hogaamiye Turky-ga si weyn loogu yaqaano, shir jara’id oo qaybteen Labada madaxwayne ayey kaga hadleen xirika labada dal ee walaalaha ah iyadoo kala saxiixday heshiis dhinacyo badan leh oo lagu hormarinaayo dalka Soomaliya.

farmaajo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.