Puntland oo Fashilisay Qaraxyo Lagu dhibaatayn lahaa Boosaaso.

qarax

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay gaari Xamuul ah iyo shan qof oo la socotay kuwaas oo doonayay in ay weeraraan goobo ka mid ah Magaalada Boosaaso,Taliska Qeybta Booliska ee gobolka Bari ayaa magaaladda Bosaso ku soo Bandhigay 5 nin oo La sheegay iney wateen waxyaabaha Qarxa islamarkaana ay gacanta ku soo dhigeen ciidamada.

Taliyaha madaxtooyada Puntland Cabdirashiid Cabdiraxiin oo ka hadlay walxaha qarax ay qabteen ciidamada ayaa sheegay in lagu soo diyaariyey Foostooyin waa weyn, hayeeshee ciidamada amaanka ay gacanta ku dhigeen ka hor qaraxyadaasi inta aan la fulin.
qaraxx

qarax

qarax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.