Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2017

camey

Muuqaal:Madaxwayne kuxiogeenka Puntland oo mamnuucay ururka Al Saadicuuna Bil-xaq

28th April 2017 admin 0
roob

Daawo:Roobab dadku iyo duunyad kudiirsaden oo ka da’ay Muqdisho

28th April 2017 admin 0
No Image

Daawo:Kulan Lacag Loogu Uruurinayay Abaaraha Somaliya oo Raysawasare Khare ka qayb galay

28th April 2017 admin 0
No Image

Wasaaradda Arimaha Gudaha War Murtiyeed ku saabsan Wadahadalada Galmudug iyo Ahlu Sunna Wal-jamaaca.

27th April 2017 admin 0

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaliya islamarkaana Nuqul Kamid ah lasoo gaarsiiyay Idaacadda Simba ayaa waxaa loogu hadlay qilaafka wali u dhaxeeeya Maamulada […]

aya

Maqal+Muuqaal=Sawiro:Wariya Ayaanle Cabdulaahi oo Kawarbixnaya Xaalada Shuban Biyoodka degmada Balanbal oo Laga Dayriyey

27th April 2017 admin 0

Sida uu kusoo waramaya Wariyaha Hctv Ayaanle cabdulaahi oo socdaal uu ugu kuurgalaya xaalada abaaraha iyo Cudurka Shuban biyoodka oo uu ku tagay degmada Balanbal […]

No Image

Daawo:Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliya oo ciidamada ilaalada Xeebaha Tobabar usoo xiray

27th April 2017 admin 0
No Image

Dhegeyso:Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Camey Ururka Al Saadicuuna Bil-xaq waa xaaraan

27th April 2017 admin 0

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng.Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay oo maantay shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay mowqifkooda ku aadan urur diimeedka Al-saadicuuna […]

bananbax

Dhagesyo:Bananbax Looga soo Horjeedo Hirshabele Laguna Taageerayo Dowlada Soomaliya oo Kadhacay Baladwayne

27th April 2017 admin 0

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar Baladwayne ayaa sheegaya in Boqolal Dadweyne ah oo ka soo horjeeda Madaxda Maamulka Hir-Shabeelle ayaa maanta Dibad Baxyo Rabshado […]

roob

Roob Fiican oo kada’ay Magaalada Muqdisho iyo gobolada Dalka

27th April 2017 admin 0

Wararka aan kahelayno magalada Muqdisho ayaa sheegaya saaka aroortii roob dadka iyo duunyada ku diirsadeyn ka da’ay degmooyinka Gobalka Banaadir oo mudooyinkii ugu danbeeyay kuleel […]

No Image

Daawo:Wasiirka Garsoonka Soomaliya ayaa lakulmay Gudiga Garsoorka

27th April 2017 admin 0
No Image

Deeq raashina oo ka timid Kenya oo la gaarsiiyay Beledxaawo

27th April 2017 admin 0

Wararka Ka imaanaya degmada Baladxaawo ayaa sheegaya deeq raashin ah oo katimid Kenya oo lagasoo gudbiyay deganka mandera Lana keenay baladxaawo waxaana lagu wareejiyey Wasiirka […]

luuq

Doolow: Kaluumaysatada Wabiga Jubba oo xaalad la soo daristay Kaluun yari

27th April 2017 admin 0

Kaluumaystada Kudhaqn wabiga Jubba gaar ahaan kuwa degmada Doolow ee gobolka gedo ayaa ka cabanaya in ay soo food saartey Kaluun yari sababtoo ah kaluun […]

lacag

Dowlada Shiinaha oo 10 Milyan ugu deeqay wax ka qabashada Abaaraha Soomaaliya.

27th April 2017 admin 0

Safiirka Dowladda Shiinaha ayaa maanta ka qeyb galay kulan ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Gar-gaarka iyo Maareynta Musiibooyinka oo looga hadlaayay wax ka qabashada abaaraha […]

No Image

Daawo:qaabkii ay udhacday Furitaanka Garoonka ciyaaraha Kismaayo

27th April 2017 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa manta oo Arbaco ah si rasmi ah u furay garoonka kubada Cagta ee Waamo […]

rashin

Haayada Alxayaat Foundation Ayaa Deeq Raashin Ah gaarsiisey Buuhoodle

27th April 2017 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes