Dowlada Shiinaha oo 10 Milyan ugu deeqay wax ka qabashada Abaaraha Soomaaliya.

lacag

Safiirka Dowladda Shiinaha ayaa maanta ka qeyb galay kulan ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Gar-gaarka iyo Maareynta Musiibooyinka oo looga hadlaayay wax ka qabashada abaaraha Soomaaliya waxa uuna halkaasi kaga dhawaaqay in shiinaha ay bixin doonto lacag gaareyso 10 milyan oo doolar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.