Doolow: Kaluumaysatada Wabiga Jubba oo xaalad la soo daristay Kaluun yari

luuq

Kaluumaystada Kudhaqn wabiga Jubba gaar ahaan kuwa degmada Doolow ee gobolka gedo ayaa ka cabanaya in ay soo food saartey Kaluun yari sababtoo ah kaluun badan oo wabiga soo tufay ayakoo mayd ah lamana garanayo waxa kalifay dhismashada Kaluunka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.