Deeq raashina oo ka timid Kenya oo la gaarsiiyay Beledxaawo

Wararka Ka imaanaya degmada Baladxaawo ayaa sheegaya deeq raashin ah oo katimid Kenya oo lagasoo gudbiyay deganka mandera Lana keenay baladxaawo waxaana lagu wareejiyey Wasiirka Amniga cabdirashiid janan.
Hoos kadawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.