Roob Fiican oo kada’ay Magaalada Muqdisho iyo gobolada Dalka

roob

Wararka aan kahelayno magalada Muqdisho ayaa sheegaya saaka aroortii roob dadka iyo duunyada ku diirsadeyn ka da’ay degmooyinka Gobalka Banaadir oo mudooyinkii ugu danbeeyay kuleel daran uu ka jiray.
Dadka ku nool magaalada muqdisho iyo qaar ka mid ah Gobalada dalka ayaa ku waabariistay roob aan badneyn oo ka hooray Magaalada Muqdisho iyo Qaar ka mid ah Gobalada dalka.
Gobalada uu ka da’ay roobka ayaa waxaa ka mid ah Shabeelaha Dhexe, Shabeelaha Hoose, Banaadir, iyo qeyba ka mid ah Jubooyinka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.