Wasaaradda Arimaha Gudaha War Murtiyeed ku saabsan Wadahadalada Galmudug iyo Ahlu Sunna Wal-jamaaca.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaliya islamarkaana Nuqul Kamid ah lasoo gaarsiiyay Idaacadda Simba ayaa waxaa loogu hadlay qilaafka wali u dhaxeeeya Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna.
wrmuti

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.