Maqal+Muuqaal=Sawiro:Wariya Ayaanle Cabdulaahi oo Kawarbixnaya Xaalada Shuban Biyoodka degmada Balanbal oo Laga Dayriyey

aya

Sida uu kusoo waramaya Wariyaha Hctv Ayaanle cabdulaahi oo socdaal uu ugu kuurgalaya xaalada abaaraha iyo Cudurka Shuban biyoodka oo uu ku tagay degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud waxaa indhihiisa ku soo arkay dad badan oo isku jira Ilmo.dumar,waayeel oo soo ritay cudurka shuban biyoodka qaarna ay udhinteen.

Wariye ayaanle Cabdulaahi ayaa waxuu la kulmay dhaqaatiirta isbitaalka iyo maamulka degmada iyagoo dhamaantood usheegeen in loo baahan yahay gurmad dag daga.


aya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.