Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2017

No Image

Daawo:Xaalado Abaaro oo laga soo sheegayo cadaado iyo qiimaha xoolaha oo aad usii dhacay

24th February 2017 admin 0
No Image

Ra’isul Soomaaliya Xasan Kheyre ayaa la kulmay Divid Concar oo ah safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya.

24th February 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta waxa uu la kulmay Safiirka Dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya ee Devid Concar,  ayaa  ka […]

bananbax

banaan bax Lagu Taageerayay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Dhacay

24th February 2017 admin 0

Dibadbax ballaaran oo ay ka qeybqaadanayaan dadweyne ka kala socda degmooyinka gobolka Banaadir ayaa saaka ka socda magaalada Muqdisho Banaanbaxan waxaa soo qaban qaabiyay maamulka […]

No Image

Maamulka Beledxawo oo gurmad gaarsiiyay meelaha abaaraha kajiraan

24th February 2017 admin 0
ciidan

Howlgallo ka dhan ah Shabaab oo laga sameeyay nawaaxiga Degmada Baardheere ee gobolka Gedo

24th February 2017 admin 0
No Image

Maamulka Doolow oo gargaar biyo dhaamin ah sameeyay

24th February 2017 admin 0
shari

Golaha wasiirada Koonfur galbeed oo Soo dhaweeyey raysawasaaraha Cusub

24th February 2017 admin 0
boliis

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxa uu Tababar u diray Qaar Kamida Ciidamada Booliska

24th February 2017 admin 0
No Image

Puntland ayaa noqotay maamulkii ugu horeeyay ee soo dhaweeya Ra’iisul Wasaaraha cusub

24th February 2017 admin 0

Maamulada Puntland ayaa Warsaxaafadeed ka soo baxay Waxaa lagu Taageeray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, Warsaxaafadeedyada ka soo baxay Maamulada Puntland ayaa […]

madoobe

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Islaan Axmed Madoobe Ayaa la Dardaarmay Xildhibaanada Laga soo dortay Jubbaland

24th February 2017 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta oo khamiis ah kulan qado ah la qaatay Xildhibaanada labada gole ee laga soo doortay Jubbaland Kulankan oo bogaadin, […]

No Image

Caabudwaaq = Munaasibad Lagu Soo Dhawaynayey Raysal Wasaaraha Cusub

23rd February 2017 admin 0
farmajo

Madaxweyne Soomaliya Maxamed Cabdulaahi ayaa la kulmay Boqorka Sacuudi Carabiya

23rd February 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Gaaray wadanka Sacuudiga,  Madaxweyne Soomaliya ayaa la kulmay boqorka wadanka Sacuudiga Boqor […]

No Image

Akhriso:Raysawasaaraha Soomaliya Xasan Khayre oo iska casilay Shaqadii uu uhayey Soma oil and Gas

23rd February 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa magacbaay Ra’iisul wasaarihiisa cusub kaddib wadatashiyo uu la sameyey qeybaha bulshada Soomaaliyeed waxaana umagacaabey Mudane Xasan Cali Kheyre. […]

khatumo

Banaanbax Lagu Taageerayo maamulka khaatumo iyo madexweyne Dr Cali khliif Galaydh ayaa ka Dhacay maanta Buuhoodle

23rd February 2017 admin 0

Banaanbax Lagu Taageero maamulka khaatumo iyo madexweynaha khaatumo Dr Cali khliif Galaydh ayaa ka Dhacay maanta Magaalada Buuhoodle Ee Gobolka Cayn Banaanaxan aad U Weynaa […]

shabab

Barakac Ka bilowday Degmada Hobyo iyo isgaarsiinta oo Hawada Ka maqan

23rd February 2017 admin 0

Wararka ka imaanaya Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Isgaarsiinta Goor dhow la jaray waxaana Magaalada ka socda barakac ay sameysay dadka Shacabka, […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes