Ra’isul Soomaaliya Xasan Kheyre ayaa la kulmay Divid Concar oo ah safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta waxa uu la kulmay Safiirka Dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya ee Devid Concar,  ayaa  ka wada hadlay taageerada Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa Xiriirka Kawada dhaxeeya Dowlada Soomaaliya iyo Beesha Caalamka.

Safiirka UK ee Soomaaliya David Concer ayaa sheegay in Dowlada Ingiriiska  si dhow ula shaqeyneyso Ra’iisul Wasaaraha iyo Xukuumada uu soo dhisi doono. Ugu dambeyn Ra’iisul Wasaaraha Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo taageerada UK  ay had iyo jeer la garab taagan tahay Soomaaliya, waxaana uu ka mahad celiyay booqashada iyo is barashada Safiirka cusub ee UK u qaabilsan Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.