Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2017

Daawo:Al-Shabaab oo weeraray Bangi ku yaal Magaalada Mandhera

23rd January 2017 admin 0

Weerar lagu qaaday Bangi ku yaala magaalada Mandheera ee gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya ayaa lagu dilay hal ruux, Qofka dhintay ayaa lagu sheegay […]

sha

Daawo:Madaxwaynaha Maamulka Gobolada dhexe oo Magacaabey Gudiga Abaaraha

23rd January 2017 admin 0

Daawo:Qaar ka mid ah Xildhibaanada aqalka sare oo soo dhaweeyay doorashada gudoonka aqalka sare

23rd January 2017 admin 0
cabdi

Daawo:Qudbadii Gudoomiyaha aqalaka Sarre iyo kuxigeenadiisa ay kajeediyeen xarunta Aqalka Sarre

23rd January 2017 admin 0

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa Kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxay ku doorteen Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare iyo Ku Xigeenadiisa, Guddoonka Aqalka Sare ayaa waxaa […]

puntland

Puntland oo Sarifka Lacagta Doolarka ah Qaymo Ujaangoysey

23rd January 2017 admin 0
muqdisho

Haweeney Da’ ah oo Lagu Dilay Muqdisho Gaar ahaan Degmada Yaaqshiid

23rd January 2017 admin 0

Waxaa Suuqa lagu Magacaabo Suuq Bacaad oo ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir lagu Toogtay Qof Dumar ah oo ka mid aheyd Dadka ku […]

DAAWO: Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo oo ay Dhismayaal Casri ah ka soconayaan.

22nd January 2017 admin 0

Xilli meelo kala duwan oo Gobolka Gedo ah ay kasocdaan Isbadalo dhinaca Dhismayaasha iyo  maamulada ah ayaa waxaa qeyb ka ah degmooyinka sida weyn uu […]

Daawo:Taliyihii Ciidamada Booliiska Shabeellaha dhexe oo Lagu aasay Jowhar

22nd January 2017 admin 0

Weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed lagu tuuray Saldhiga degmada Jowhar  ayaa waxaa ku geeriyooday Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Jowhar Col Khaliif Cabdulle Carfaaye , Waxaana […]

Mowliid Xuseen Guhaad ayaa ku guuleystay Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Barlamaanka Aqalka Sare

22nd January 2017 admin 0

Mowliid Xuseen Guhaad ayaa ku guuleystay Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Barlamaanka Aqalka Sare ee Soomaaliya oo ka dhacday Xarunta Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya, Senator […]

Gudoomiye Ku xigeenka kowaad ee Aqalka Sare oo la Doortay

22nd January 2017 admin 0

Xidhibaan Abshir Maxamed Axmed “Bukhaari” ayaa noqday guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Abshir Maxamed Axmed ayaa helay 30- Halka Musharaxa […]

cabdi

Xildhibaan Cabdi Xaashi oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare

22nd January 2017 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa ku guuleystay Xildhibaan Cabdi Xaashi C/laahi ka dib markii uu helay codad gaaraya 43-cod iyadoo ay codeeyeen 52-xildhibaan […]

abaar

kulan looga hadlayay abaaraha Gobolka Gedo oo kadhacay degmada Baardheere

22nd January 2017 admin 0
jawaa

Farmaajo oo ugu deeqay Gurmadaka abaaraha lacag Gaaraysa 40,000

22nd January 2017 admin 0

Kulan ay soo qaban qaabiyeen xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu aruurinayo dhaqaale lagu bad baadiyo qoysaska abaarta saamaysey ayaa lagu qabtay Hotel Jazeera ee […]

shabab

Daawo:Horjooge katirsanaa Al-shabaab oo Maydkiisa soo bandhigeen Ciidamada Milatariga Soomaliya

22nd January 2017 admin 0

Horjooge katirsan Al-shabaab oo lagu magacaabo Cabdullaahi Gaab ayaa lagu dilay deegaanka Ceel Dhuun Adeegow oo 45-km dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Baydhabo ee xarunta […]

cabdi

Xilka guddoomiyaha Aqalka sare ayaa waxaa u tarmaraya labo xubnoon oo qudbadodii ladhageystey

22nd January 2017 admin 0

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes