Daawo:Qudbadii Gudoomiyaha aqalaka Sarre iyo kuxigeenadiisa ay kajeediyeen xarunta Aqalka Sarre

cabdi

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa Kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxay ku doorteen Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare iyo Ku Xigeenadiisa, Guddoonka Aqalka Sare ayaa waxaa loo doortay Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad Abshir Maxamed Axmed Bukhaari kan labaadna Mowliid Xasan Guuleed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.