Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2016

Shirwaynihii Sanad Laha ahaa ee Jaamacada Galgaduud University kana soo qayb galeen Aqoonyahano Ayaa Lagu qabtey Ohio “Masawiro”

31st December 2016 admin 0

Waxaa Magalada Columbus, Gabalka Ohio lagu qabtay xafladii sanad laha ahayd ee Jamacada Galguduud University taasi oo sanadkiiba mar lagu qabto magaladaani. Xafladaan ayaa ahayd […]

Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Madaxtooyada oo lagu dilay Madaxtooyada Soomaaliy

31st December 2016 admin 0

Waxaa Madaxtooyada Soomaaliya lagu dilay Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Madaxtooyada Soomaaliya oo Lagu Magacaabi jiray Cabdi Qoorgaab, waxaana dilay sida ay noo Xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan […]

rashin

Daawo: Caabudwaaq= Shirkada Hormuud Oo Deeq Raashina Uqaybisay Dadkii Ay Abaartu Saamaysay

31st December 2016 admin 0

DAAWO: Munaasabad Qalin jabin ah oo loo qabtay Iskuulka Gogol ee Garbaharay kana Qeyb-galeen Maamulka Gobolka Gedo oo Degmadaasi ka dhacday.

31st December 2016 admin 0

Munaasabad si heer sare ah loosoo,Agaasimay,ayna ku qalin jabinayeen Ardayda dhameysatay.sanad.dugsiyeedka 2015/2016 ee Dugsiga hoose Dhexe ee Gogol ayaa ka.dhacday Degmada Garbaharay. Munaasabada qalinjabinta.iyo shahaado,siinta […]

jim

Maadeeq Waa foolanaysaa ee Maxay Dhalin??? W/Q Jcaale

31st December 2016 admin 0

Waaqti welwelkiisa leh dareenka dadkuna aad u kacsan yahay inta waxgaraynaysaana wadnaha farta ku hayso,waxaa loo dhegataagayaana tahay koley ku khasaarnay afarta sano oo na […]

Caabudwaaq Dhismihii Jaamacada Galgaduud oo Meel fiican maraya Video+Masawiro

31st December 2016 admin 0

Waxaa Meel fiican maraya dhismaha Jaamacada Galgaduud ee degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, dhismaha Jaamacada Galgaduud ayaa dhawaan ladhagax dhigay hadana waxaa soo dhamaadey darbigii […]

bosas

Fiirso Boosaaso Deeq Raashina Oo Loo Qaybiyay Qoysas Danyar Ah

31st December 2016 admin 0
arday

Caabudwaaq= Shahaadooyin Lagudoon Siiyay arday ugudubtey Dusiga Sare

31st December 2016 admin 0

Xaflad Shahaadooyin Lagu Gudoonsiinayey arday dhameysatey dugsiga hoose ayaa algu qabtey degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud xafladaan waxaa soo qaban qaabiyey maamulka iskuulka Iqra waxaana […]

Daawo Muqdisho= Qoys Danyar Ah Oo Haysta Wiil Yaroo Xanuusan Oo Dalbaday In La Caawiyo

31st December 2016 admin 0

Raysawasaare Cumar C/rashiid oo la kulmay Xildhibaanada laga soo doortay Galgaduud iyo mudug ”Sawiro”

30th December 2016 admin 0

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka codsaday Xildhibaanadaa inay taageeraan barnaamijkiisa Siyaasadeed, maadama uu ka mid yahay Murashaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha, Kulankan […]

shabab

Dhgeyso: Meydadka Shan Al-shabaab ah oo Degmada Afgooye lagu soo bandhigay

30th December 2016 admin 0

Madaxada Ciidanka Gobolka Shabeellaha Hoose oo la hadlay saxafadaayaa sheegay in Dagaalkii Xalay ay soo qaadeen Dagaalameyaasha Al-shabaab ay ku Jabiyeen sida uu hadalka u […]

rashin

Daawo: Deeq lagaarsiiyay Barakacayaasha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo

30th December 2016 admin 0
bardhere

Daawo:Taalo Cusub oo laga Hirgaliyey Degmada Garbahareey ee Gobolka Gedo

30th December 2016 admin 0
sayid

Madaxweyne ku xigeenka 1aad Maxamuud Sayid Aadan oo booqday deegaanada Dagaalka Kasocdaan

30th December 2016 admin 0
cawad

Daawo:Mahad Cawad Oo sheegey Raisalwasare ku xigeenki hore Kurisgiisii uu Uxaniban ayahy dad Gaara

30th December 2016 admin 0

Raisalwasare ku xigeenki hore ee Soomaaliya Riwaad Xirsi Maxamed oo kulan la qaatay mudanayasha baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegey in kuraastuu usharaxnaa ay xaniban yihiin Madax […]

Posts pagination

1 2 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes