Daawo:Mahad Cawad Oo sheegey Raisalwasare ku xigeenki hore Kurisgiisii uu Uxaniban ayahy dad Gaara

cawad

Raisalwasare ku xigeenki hore ee Soomaaliya Riwaad Xirsi Maxamed oo kulan la qaatay mudanayasha baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegey in kuraastuu usharaxnaa ay xaniban yihiin Madax dano gaara leh, Riwaad ayaa sheegey ergadii iyo musharaxiintii mar hore ladiyaariyey waxaana loo diiday in a lagu tartamo, Gudoomiye kuxigeenkii hore Mahad Cawad ayaa sheegey in kursigaan si qalad ah loo xanibay xida uu uxaniban yahayna wa ognahay waana in lasheegaa.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.