Caabudwaaq Dhismihii Jaamacada Galgaduud oo Meel fiican maraya Video+Masawiro

Waxaa Meel fiican maraya dhismaha Jaamacada Galgaduud ee degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, dhismaha Jaamacada Galgaduud ayaa dhawaan ladhagax dhigay hadana waxaa soo dhamaadey darbigii lagu wareejiyeye waxaana labilaabay dhismaayaasha xaafiisyada iyo fasalada wax lagu baranayey.
Bulshada iyo maamulka Jaamacada ayaa umahadceliyey dadkii ka qayb qaatey dhismahaan jamaacada galgaduud waxayna ugu baaqeen in laga qayb qaato inta dhiman si bulshada uga faa’iideysato.

jamacadgalgadud-5

 

jamacadgalgadud-2

jamacadgalgadud-1jamacadgalgadud-3

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.