Caabudwaaq= Shahaadooyin Lagudoon Siiyay arday ugudubtey Dusiga Sare

arday

Xaflad Shahaadooyin Lagu Gudoonsiinayey arday dhameysatey dugsiga hoose ayaa algu qabtey degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud xafladaan waxaa soo qaban qaabiyey maamulka iskuulka Iqra waxaana ka qayb galay walaadiinta iyo qaybaha kaala duwan ee bulshada Caabudwaaq.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.